Monday, May 15, 2006

galjecel yuu galaa????

YUU GALAA GAALJECEL??????
waxaan halkaan uga hadleeynaa gaaljcel cida uu gala marka laga hadlaaya qabiilooyinka soomaalida sida aay isula dhasheen waxaan maanta halkaan uga qoreeynaa inta uu ka yaqaana odayga maanta noogu dada weyn wadanka swizerland gaaljecelka jooga oo ah maxamad aadan maxamud (miig)
HAYE XAAJI MAXAMAD SOO DHOWAAW
marka hore waxaan ka hadlaa waxa aan ka aqaana gaaljecel ama abtirkiisa waxaan ka aqaana waxii iga qaldama ama aan gafa waxaan codsanaa cid kasta oo igu dhaanta inay sharaxdo marka hore gaaljecel gugundhabe ma gale gardheere samaale waaye gaaljecel waxaa la dhashay sadax kala ah 1 dagoodiye saransoor 2 gaaljecel saransoor 3 ciisa saransoor iyo 4 masara saransoor oo sidaas ay ku yihiin afarta saran soor oo iyagana la dhashay gara iyo coormale iyagoo isku ah ilma gardheere gardheere samaale gar dheere samaale waxaa asagana la dhashay ( 1) irir samaale (2) maayla samaale (3) xamara samaale (4) xariira samale (5) maqare samaale( 6 ) iyo afarta irir ee dhiman qof kastoo xasuusan ha soo dirto

1 Comments:

Blogger alle mooge said...

gardheere samaala
garjinte
caalim faqay

11:27 AM  

Post a Comment

<< Home